Magaalo ku taalla Maraykanka oo laga baadi goobayo barafka hoostiisa (Daawo Sawirro)

Heyadda cimillada iyo saadaasha hawada Maraykanka ayaa ka digtay halista sii kordhaysa ee ka dhalanaysa baraf duugay magaalada Erie ee gobolka Pennsylvania. Barafkan ayaa ka dhashay dabeylo xooggan oo ka dhacay halkaas, waxaana la sheegay in barafka uu dhumuc ahaan dhan yahay 86cm. Booliiska ayaa dadka gaadiidka wata uga digay in waddooyinka magaaladaas ay halistooda … Continue reading Magaalo ku taalla Maraykanka oo laga baadi goobayo barafka hoostiisa (Daawo Sawirro)